Tirintii 14:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo carruurtiinnuna afartan sannadood ayay cidlada ku warwareegi doonaan, oo ilaa meydadkiinnu ay cidlada ku baabba'aan iyagu waxay sidi doonaan daacadnimola'aantiinna.

Tirintii 14

Tirintii 14:27-38