Tirintii 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal Rabbigu muxuu inoogu soo kexeeyey dalkan aynu seefta ku le'anayna? Naagaheenna iyo dhallaankeennu dhac bay noqonayaan. Sow inaynu Masar ku noqonno inooma roona?

Tirintii 14

Tirintii 14:1-13