Tirintii 14:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse shirkii oo dhammu waxay yidhaahdeen, Iyaga ha la dhagxiyo. Markaasaa ammaantii Rabbigu waxay reer binu Israa'iil oo dhan uga muuqatay teendhadii shirka.

Tirintii 14

Tirintii 14:3-12