Tirintii 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse iyagii ka diray cidladii Faaraan sidii amarkii Rabbigu ahaa, oo kulligood waxay ahaayeen rag reer binu Israa'iil madax u ahaa.

Tirintii 13

Tirintii 13:1-6