Tirintii 12:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daruurtiina way ka tagtay teendhada korkeedii; oo Maryanna waxaa ku dhacay baras, oo waxay u caddaatay sida barafka cad oo kale. Markaasaa Haaruun fiiriyey Maryan oo wuxuu arkay inay baras qabto.

Tirintii 12

Tirintii 12:2-16