Tirintii 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii badnaa oo isku darsanaa oo iyaga ku dhex jirayna aad bay wax ugu jeeleen. Oo reer binu Israa'iilna mar kalay ooyeen, oo waxay yidhaahdeen, Bal yaa hilib aannu cunno na siinaya?

Tirintii 11

Tirintii 11:1-14