Tirintii 11:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii hilibkii ilkahoodii ku dhex jiray, oo aanay weli calalin, ayaa cadhadii Rabbigu dadkii aad ugu kululaatay, markaasaa Rabbigu wuxuu dadkii ku dhuftay belaayo weyn.

Tirintii 11

Tirintii 11:25-35