Tirintii 11:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu isagii ku yidhi, War ma aniga baad ii xinaasaysaa? Bal may dadka Rabbiga oo dhammu nebiyo ahaadaan, oo Rabbigu muu iyaga ruuxiisa ku soo dejiyo!

Tirintii 11

Tirintii 11:28-35