Tirintii 10:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana markaad turumbada digtoonaanta afuuftaan mar labaad, xerooyinka xagga koonfureed degganu ha guureen; oo waa inay afuufaan turumbo digtoonaaneed guuriddooda aawadeed.

Tirintii 10

Tirintii 10:4-13