Tirintii 10:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkii sanduuqii hore u baxay ayaa Muuse yidhi, Rabbiyow, sara joogso, oo cadaawayaashaadu ha kala firdheen, oo kuwa ku necebuna hortaada ha ka carareen.

Tirintii 10

Tirintii 10:26-36