Tirintii 10:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaguna buurtii Rabbiga ayay saddex maalmood socodkood ka sii sodcaaleen, sanduuqii axdiga Rabbiguna iyaguu hor kacay intii saddex maalmood socodkood ah, inuu iyaga u sii doondoono meel ay ku nastaan.

Tirintii 10

Tirintii 10:28-34