Tirintii 10:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana calankii xeradii reer Daan oo ugu wada dambeeyey xerooyinka oo dhan ayaa baxay siday ciidammadoodu ahaayeen, oo ciidankiisana waxaa u sarreeyey Axiiceser ina Cammiishadday.

Tirintii 10

Tirintii 10:21-28