Tirintii 1:53 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer Laawi waa inay teendhooyinkooda ka dhistaan taambuugga maragga hareerihiisa, si aan cadho ugu soo degin shirka reer binu Israa'iil; oo reer Laawi waa inay u taliyaan taambuugga maragga.

Tirintii 1

Tirintii 1:48-54