Tiitos 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kalena habruhu waa inay asluub quduus ah lahaadaan, oo ayan noqon kuwa wax xanta, oo ayan khamri badan addoommo u noqon, laakiinse ay noqdaan kuwo wax wanaagsan dadka bara.

Tiitos 2

Tiitos 2:1-10