Tiitos 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan.

Tiitos 2

Tiitos 2:5-14