Taariikhdii Labaad 9:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorku wuxuu lacag Yeruusaalem kaga dhigay sida dhagaxyo oo kale, oo geedo kedar ahna wuxuu u soo badiyey oo ka dhigay sida geedaha darayga ah oo dhulka hoose ka baxa oo kale.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:24-31