Taariikhdii Labaad 9:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu kaloo sameeyey saddex boqol oo gaashaan oo yaryar oo dahab la tumay ah, oo gaashaan yarba waxaa galay saddex boqol oo sheqel oo dahab ah; markaasaa boqorku iyagii dhigay gurigii ku yiil kaynta Lubnaan.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:15-20