Taariikhdii Labaad 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer binu Israa'iil Sulaymaan shuqulkiisii addoommo ugama uu dhigan, waxayse ahaayeen rag dagaalyahan ah iyo madaxdii saraakiishiisa, iyo taliyayaashii gaadhifardoodkiisa iyo fardooleydiisaba.

Taariikhdii Labaad 8

Taariikhdii Labaad 8:3-16