Taariikhdii Labaad 8:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xuuraamna wuxuu gacanta addoommadiisii ugu sii dhiibay doonniyo iyo addoommo badda aqoon u leh, oo iyagu waxay addoommadii Sulaymaan u soo raaceen Oofir, oo halkaasayna Boqor Sulaymaan uga keeneen afar boqol iyo konton talanti oo dahab ah.

Taariikhdii Labaad 8

Taariikhdii Labaad 8:16-18