Taariikhdii Labaad 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sulaymaan shuqulkiisa oo dhammu diyaar buu u ahaa maalintii guriga Rabbiga aasaaskiisa la dhigay iyo ilaa maalintii la dhammeeyey. Oo sidaasaa guriga Rabbiga loo ebyey.

Taariikhdii Labaad 8

Taariikhdii Labaad 8:13-18