Taariikhdii Labaad 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu bixiyey wixii Muuse amray in la bixiyo maalin kasta, iyo Sabtiyada, iyo markay bilaha cusubu dhashaan, iyo iidaha sannaddiiba saddex jeer loo amray, kuwaasoo ahaa Iiddii Kibista-aan-khamiirka-lahayn, iyo Iiddii Toddobaadyada, iyo Iiddii Taambuugyada.

Taariikhdii Labaad 8

Taariikhdii Labaad 8:12-15