Taariikhdii Labaad 8:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo markay dhammaadeen labaatankii sannadood ee uu Sulaymaan guriga Rabbiga iyo gurigiisiiba dhisayay,

2. ayuu Sulaymaan dhisay magaalooyinkii Xuuraam isaga siiyey, oo wuxuu halkaas dejiyey reer binu Israa'iil.

3. Oo haddana Sulaymaan wuxuu tegey Xamad Soobaah, wuuna ka adkaaday.

4. Oo cidladiina ayuu Tadmor ka dhisay, oo weliba wuxuu Xamaad ka dhisay magaalooyinkii wax lagu kaydin jiray oo dhan.

Taariikhdii Labaad 8