Taariikhdii Labaad 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas Sulaymaan sidaasuu iiddii u sameeyey toddoba maalmood, iyadoo ay la joogaan reer binu Israa'iil oo dhammu, kuwaasoo ahaa shir aad u weyn, oo waxay ka yimaadeen meesha Xamaad laga soo galo iyo ilaa durdurka Masar.

Taariikhdii Labaad 7

Taariikhdii Labaad 7:4-13