Taariikhdii Labaad 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, hadda waxaan gurigan u doortay oo quduus uga dhigay si magacayga weligiisba halkaas loogu daayo, oo indhahayga iyo qalbigayguba halkaasay joogi doonaan weligood iyo weligoodba.

Taariikhdii Labaad 7

Taariikhdii Labaad 7:6-17