Taariikhdii Labaad 7:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sulaymaan sidaasuu u dhammeeyey gurigii Rabbiga iyo gurigii boqorkaba, oo wax alla wixii galay Sulaymaan qalbigiisa inuu u sameeyo gurigii Rabbiga iyo isaga gurigiisiiba dhammaan wuu ku liibaanay.

Taariikhdii Labaad 7

Taariikhdii Labaad 7:10-19