Taariikhdii Labaad 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sulaymaan markuu tukashadiisii dhammeeyey, dab baa samada ka yimid oo wada gubay qurbaankii la gubayay iyo allabaryadiiba, oo gurigana waxaa ka buuxsantay ammaantii Rabbiga.

Taariikhdii Labaad 7

Taariikhdii Labaad 7:1-10