Taariikhdii Labaad 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sulaymaan wuxuu yidhi, Mahad waxaa leh Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil oo afkiisa kula hadlay aabbahay Daa'uud oo gacmihiisa ku oofiyey isagoo leh,

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:1-8