Taariikhdii Labaad 6:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba shisheeyaha aan dadkaaga reer binu Israa'iil ahaynna, hadduu dal fog uga yimaado magacaaga aawadiis, iyo gacantaada xoogga badan aawadeed, iyo cududdaada fidsan aawadeed, markay yimaadaan oo ay gurigan xaggiisa u soo tukadaan,

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:29-40