Taariikhdii Labaad 6:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu yidhi, Rabbiyow Ilaaha reer binu Israa'iilow, samada iyo dhulka toona Ilaah kula mid ahu kuma jiro, adoo axdiga xajiya oo u naxariista addoommadaada hortaada ku socda oo kugu aamina qalbigooda oo dhan.

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:13-18