Taariikhdii Labaad 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu hor istaagay meeshii allabariga ee Rabbiga, iyadoo ay wada joogaan shirkii reer binu Israa'iil oo dhammu, kolkaasuu gacmihiisii kala bixiyey

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:9-22