Taariikhdii Labaad 5:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo uluhuna aad bay u dhaadheeraayeen, sidaas daraaddeed dabadooda waxaa laga arki jiray sanduuqii ka horreeya meesha ugu wada quduusan, laakiinse dibadda kama ay muuqan; oo halkaasuu yaal ilaa maantadan.

Taariikhdii Labaad 5

Taariikhdii Labaad 5:8-10