Taariikhdii Labaad 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaaddadiina sanduuqii axdiga Rabbiga ayay meeshiisii keeneen, oo waxay soo geliyeen guriga qolkiisii quduuska ahaa oo ahaa meeshii ugu wada quduusnayd, taasoo ah keruubiimta baalashooda hoostooda.

Taariikhdii Labaad 5

Taariikhdii Labaad 5:1-13