Taariikhdii Labaad 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan u sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa'uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii, iyo weelashii, oo wuxuu ku riday khasnadihii guriga Ilaah.

Taariikhdii Labaad 5

Taariikhdii Labaad 5:1-8