Taariikhdii Labaad 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wuxuu kaloo sii sameeyey barxaddii wadaaddada, iyo barxaddii weynayd, iyo albaabbadii barxadda, oo albaabbadoodiina wuxuu ku dahaadhay naxaas.

Taariikhdii Labaad 4

Taariikhdii Labaad 4:1-10