Taariikhdii Labaad 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kaloo sameeyey tobankii laambadood oo dahabka ahaa, wuxuuna u sameeyey si waafaqsan amarkii iyaga ku saabsanaa, oo iyagii wuxuu dhex qotomiyey macbudka. Shan wuxuu dhigay dhanka midigta, shanna wuxuu dhigay dhanka bidixda.

Taariikhdii Labaad 4

Taariikhdii Labaad 4:1-12