Taariikhdii Labaad 36:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si uu ku rumoobo Eraygii Rabbiga ee ka baxay afkii Yeremyaah, ilaa dalkii ku istareexay sabtiyadiisii, waayo, in alla intii uu baabba'sanaa ayuu sabti dhawrayay, si ay u dhammaadaan toddobaatan sannadood.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:12-22