Taariikhdii Labaad 36:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse way ku majaajiloodeen Ilaah wargeeyayaashiisii, oo eraygiisiina way quudhsadeen, nebiyadiisiina way fududaysteen, ilaa ay cadhadii Rabbigu ku dhacday dadkiisii oo dawo loo waayay.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:12-21