Taariikhdii Labaad 36:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba kuwii wadaaddada sarsare ahaa iyo dadkiiba si weyn bay u xadgudbeen oo waxay wada sameeyeen karaahiyadii quruumuhu samayn jireen oo dhan, oo waxay nijaaseeyeen gurigii Rabbiga, ee uu isagu Yeruusaalem quduus kaga dhigay.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:12-21