Taariikhdii Labaad 36:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga Ilaahiisa ah hortiisa shar ku ah, oo iskuma uu hoosaysiin Nebi Yeremyaah oo afka Rabbiga ku hadlayay hortiisa.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:4-13