Taariikhdii Labaad 35:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yeremyaahna waa u baroortay Yoosiyaah, oo ilaa maantadan la joogo ragga gabya iyo naagaha gabya oo dhanba waxay baroortoodii kaga sheekeeyeen Yoosiyaah, oo taasna dalka Israa'iil qaynuun baa lagaga dhigay, oo bal eeg, waxay ku qoran tahay kitaabka baroorta.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:21-26