Taariikhdii Labaad 35:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay qaansaleydii fallaadh ku ganeen Boqor Yoosiyaah, dabadeedna boqorkii wuxuu addoommadiisii ku yidhi, War si xun baan u dhaawacmaye i fogeeya.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:21-26