Taariikhdii Labaad 35:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasaa hawshii Rabbiga loo diyaariyey isku maalintaas in Iidda Kormaridda la dhawro iyo in qurbaannada la gubo lagu bixiyo meeshii allabariga ee Rabbiga, sidii uu ahaa amarkii Boqor Yoosiyaah.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:14-26