Taariikhdii Labaad 35:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasaa hawshii loo hagaajiyey, oo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawina waxay kala istaageen meelahoodii siday kooxahoodii kala ahaayeen, taasoo waafaqsan boqorka amarkiisii.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:2-11