Taariikhdii Labaad 34:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meelihii allabariga wuu wada dumiyey, geedihii Asheeraah iyo sanamyadii xardhanaana wuu wada budeeyey, oo sanamyadii qorraxda ee dalka Israa'iil oo dhan ku yiilna wuu wada jaray, markaasuu Yeruusaalem ku noqday.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:1-16