Taariikhdii Labaad 34:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ka dhigay in intii Yeruusaalem iyo dalka reer Benyaamiin laga helay oo dhanba ay axdiga aqbalaan oo u istaagaan. Oo dadkii Yeruusaalem degganaana waxay yeeleen si waafaqsan axdigii Ilaah, kaasoo ahaa Ilaahii awowayaashood.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:27-33