Taariikhdii Labaad 34:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaan kula ururin doonaa awowayaashaa, oo qabrigaaga nabad baad ugu ururi doontaa, oo indhahaaguna ma ay arki doonaan kulli belaayada aan ku soo dejin doono meeshan iyo dadka degganba. Oo iyana boqorkii ayay mar kale u war keeneen.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:23-29