Taariikhdii Labaad 34:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, iyagu way iga tageen, oo waxay foox u shideen ilaahyo kale inay igaga xanaajiyaan shuqulka gacmahooda oo dhan; oo sidaas daraaddeed cadhadaydu waxay ku kor degtay meeshan, mana qaboobi doonto.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:21-29