Taariikhdii Labaad 34:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Shaafaan oo karraanigii ahaa ayaa boqorkii u sheegay oo ku yidhi, Wadaadkii Xilqiyaah ahaa wuxuu ii dhiibay kitaab. Markaasaa Shaafaan kitaabkii ku akhriyey boqorka hortiisii.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:14-20