Taariikhdii Labaad 34:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Shaafaan kitaabkii u geeyey boqorkii, oo weliba boqorkii buu u soo warramay oo ku yidhi, Addoommadaadii way wada samaynayaan wixii loo dhiibay oo dhan.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:10-19