Taariikhdii Labaad 34:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxay kaloo u talin jireen xammaalladii, hore bayna u wadi jireen shuqulkii kuwii shaqayn jiray oo dhan, cayn kastoo hawshoodu ahaydba, oo reer Laawina waxaa ka joogay karraaniyo iyo saraakiil iyo iridjoogayaal.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:5-17